Site icon Qaamuus

ereyga

Beexaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhammaad; idlaad. 2. Kibir.

Beexaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beexaan

beexaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version