Site icon Qaamuus

ereyga

Beeyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xabag udgoon, lagu uunsado oo ka baxda geedaha meyddiga moxorka, guraha iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beeyo

falaxfalax | foox | moroh | moxorlo' | moxormadow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version