Bejiyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Digir la shiiday basbaas, toon iyo basal lagu daray oo la dubay. ld bejiye.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bejiyo ↴
bejiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg