belaayo
(m.dh)Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo. ld balaayo, belo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh belaayo ↴
balaayo [m.dh]
ld belaayo.
belo [m.dh]
ld belaayo.
habaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Cid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.
musiibo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhibaato weyn; belaayo; hoog. ld masiibo, masuubo.
qardhaas [m.dh] (-so, m.l)
Warqad quraan ku qoran yahay ama wax kale oo inta idiin lagu dahaaro belaayo-xijaab ahaan loo xirto; xirsi.
saymo [m.dh]
1. Belaayo, halis. 2. eeg sayn¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg