Site icon Qaamuus

ereyga

belbel
(m.l)

1. Holac weyn oo dabka ka baxo marka la shido. 2. ld belbelid. ld belel¹.

belbel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-elay, -eshay)

1. Meel jirka ka mid ah oo dhaawac ah xanfaafid. 2. Dab holac weyn bixin. ld belel².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh belbel

belbeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dab si aad ah u holcin. ld beleli.

belbelid [m.f.dh]
eeg belbel². ld belbel¹ (2), belel¹, belelid.

belbelin [m.f.dh]
eeg belbeli. ld belbelis, belelin, belelis.

belbelis [m.l]
ld belbelin.

belel [m.l]
ld belbelid.

belel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-elay, -eshay)
ld belbel².

beleli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld belbeli.

belelid [m.dh]
ld belbelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version