Site icon Qaamuus

ereyga

beleli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld belbeli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beleli

belbeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dab si aad ah u holcin. ld beleli.

belbelid [m.f.dh]
eeg belbel². ld belbel¹ (2), belel¹, belelid.

belbelin [m.f.dh]
eeg belbeli. ld belbelis, belelin, belelis.

belelid [m.dh]
ld belbelid.

belelin [m.dh]
ld belbelin.

belelis [m.l]
ld belbelin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version