Site icon Qaamuus

ereyga

belo
(m.dh)

ld belaayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh belo

alhuumo [m.dh]
Dhibaato weyn; belo.

baas [m.l] (-sas, m.l)
1. Dhibaato aad u weyn; belo. 2. Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm. 3. Rasaas si is daba joog ah u dhacda.

belaayo [m.dh]
Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo. ld balaayo, belo.

belee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Wax belo ku ridid.

beleysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax beloobay ahaansho.

beloobid [m.f.dh]
eeg below.

below [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax belo la kulmay noqosho.

calaamo [m.dh]
1. (-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan. 2. Belo; masiibo. 3. C. ah: curyaan. ld calaamad.

cibaaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Belo aan hore loo arkin. 2. Arrin yaab leh oo aan hore loo arkin. ld cibro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version