Site icon Qaamuus

ereyga

Benisiliin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Daawo ka sameysanta jeermiga loo yaqan “penicillum - notatum” loona isticmaalo daaweynta caabuqa oo ay keenaan jeermiyaal aad u kala duwan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga benisiliin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version