Site icon Qaamuus

ereyga

bennedan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)

Hawl, ciyaar iwm wax la benneday noqosho.

bennedan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Hawl ama ciyaar socotay oo la joojiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bennedan

bennednaan [m.f.dh]
eeg bennedan. ld bennednaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version