Bensiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld baansiin.
Bensiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Haydarokaarboon hoor ah oo midablaawe ah, ur gaar ahna leh. B.tu waa iskudhis sun ah; uumigeeduna wuxuu keena waxyeello haddii isdabajoog loo neef qaato. ld baansiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bensiin ↴
aroomaatig | baansiin | betrooliyam | iskudhis-giraansan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg