Site icon Qaamuus

ereyga

Beri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben. 2.(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda. 3. B.ga: maanta.

Beri

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beri

raabiya | waabberi | waabberiisasho | waabberiisii | waabberiisiin | waabberiiso | waaberi | maan | uufannays | waddac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version