Site icon Qaamuus

ereyga

berked
(m.dh) (-do, m.l)

Meel loo dhisay in ay biyo galaan oo lagu kaydsado.².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh berked

naanni [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.

baraag [m.dh]
ld berked.

berkad [m.dh]
ld berked.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version