Berri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld birri.
Berri
Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga:1. ld berrito. Maalinta maanta iyo saaddambe u dhexeysa. 2. B. dambe: maalinta b. xigta, saaddambe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga berri ↴
saabo | saaddambe | arkaniida | asiidha yuurig | badyaro | berribiyood | berridambe | berrin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg