Beynaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Bir mindida u eg oo labada dhinac af ku leh oo buntukha afkiisa la suro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beynaad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg