Site icon Qaamuus

ereyga

beytimmaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Hanti baylah ka dhigid. ld baytimmaali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beytimmaali

baytimmaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld beytimmaali.

baytimmaalid [m.dh]
ld beytimmaalid.

baytimmaalin [m.dh]
ld beytimmaalin.

baytimmaalis [m.l]
ld beytimmaalin.

beytimmaalid [m.f.dh]
eeg beytimmaal². ld baytammaalid, baytimmaalid, beytummaalid.

beytimmaalin [m.f.dh]
eeg beytimmaali. ld baytimmaalin, baytimmaalis, beytimmaalis.

beytimmaalis [m.l]
ld beytimmaalin.

beytummaalid [m.dh]
ld beytimmaalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version