beytummaal
(m.l)ld beytimmaal¹.
beytummaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)ld beytimmaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beytummaal ↴
baytammaal [m.l]
ld beytummaal¹.
baytammaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
ld beytummaal².
baytammaalid [m.dh]
ld beytummaalid.
beytimmaal [m.l]
1. B. ah: hanti baylah ah. 2. Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal¹, baytimmaal¹, beytummaal¹.
beytimmaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².
beytimmaalid [m.f.dh]
eeg beytimmaal². ld baytammaalid, baytimmaalid, beytummaalid.
beytummaalid [m.dh]
ld beytimmaalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg