Site icon Qaamuus

ereyga

Biciid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Jaad ugaarta waaweyn ka mid ah, leh midab dacar ah, geeso dhaadheer oo toosan, bogcad iyo labo diillimood oo madow oo dhinacyada ku yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biciid

ugaar | adaarbiciid | adarbiciid | booldhe | bulu | gaashaanle | geedbiciid | giir | goonnidaaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version