Site icon Qaamuus

ereyga

biciriirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biciriirso

biciriirsasho [m.f.dh]
eeg biciriirso. ld biciriirsad, biciriirsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version