Site icon Qaamuus

ereyga

Bidix

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qof wejigiisu waqooyi ku aaddan yahay dhankiisa ku toosan galbeed ee ay ku taal gacanta aan aad wax loogu qabsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bidix

u | ka | la | haaneed | haaneed | xaglis | xagmaal | abyanaha logaridam | anjiina-bektores |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version