Site icon Qaamuus

ereyga

Bigil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(muus.) Qalab muusig hawada ku shaqeeya, labada dacal ka furan, leh daloolo sawdkeeda lagu codeeyo oo sida badan ay ciidammadu isticmaalaan, turumbo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bigil

turumbo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version