Site icon Qaamuus

ereyga

biid
(m.l)

1. Wax aad u yar. 2. B. ah: xarrago badan oo dharkiisu hab gaar ah u tolanyahay (qof)..

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biid

abiid [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
ld abad.

cabiid [m.l]
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.

cabiidnimo [m.dh]
Cabiid ahaansho.

cabiidsad [m.l]
ld cabiidsasho.

cabiidsamid [m.f.dh]
eeg cabiidsan.

cabiidsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay, -ami)
Addoon noqosho.

cabiidsasho [m.f.dh]
eeg cabiidso. ld cabiidsad, cabiidsi.

cabiidsi [m.l]
ld cabiidsasho.

cabiidso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof cabiid ka dhigasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version