Site icon Qaamuus

ereyga

Biig

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Warqadaha turubka inta u dhexeysa labaalaha ilaa shanlaha (ama tobanlaha). 2. Wax qiimo sidaa ah lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biig

baandho | shanboolo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version