Site icon Qaamuus

ereyga

biijo
(m.dh)

Cudur bushimaha ku dhaco oo caddeeyo; barraaqdo; dhaleeco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biijo

barraaqdo [m.dh]
Cudur bushimaha ku dhaca oo caddeeya; biijo.

dhibiijo [m.dh]
ld dhamiijo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version