Site icon Qaamuus

ereyga

Biilo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)

Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biilo

biilasho | qabiilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version