biime
(m.l)B. ah: qof wax cabsi leh ama meel aan nabadgelyadeedu sugnayn u bareera. ld biimo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biime ↴
biimayn [m.f.dh]
eeg biimee.
biimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Naf, hanti iwm biime ka dhigid. 2. Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.
biimo [m.dh]
ld biime.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg