Site icon Qaamuus

ereyga

biimee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

1. Naf, hanti iwm biime ka dhigid. 2. Isku b.: meel cabsi leh ama nabaddeeda la hubin kas iyo ogaal ugu bareerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biimee

biimayn [m.f.dh]
eeg biimee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version