Site icon Qaamuus

ereyga

biirid
(m.f.dh)

eeg biir³. ld biiris².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biirid

biiris [m.dh]
ld biirid.

darmo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
Ku d.: wax, wax kale ku biirid.

dhaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.

simbiirid [m.f.dh]
eeg simbiir².

tolow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version