biirjeex
(m.l) (-xyo, m.dh)Qof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka waaban. ld birjeex.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biirjeex ↴
biirjeexnimo [m.dh]
Birjeex ahaansho (qof). ld birjeexnimo.
birjeex [m.l] (-xyo, m.dh)
ld biirjeex.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg