Site icon Qaamuus

ereyga

Biiroo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biiroo

biiroobid | biirood | biirqool | biirqool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version