biirood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg biiroo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biirood ↴
biiroo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Wax biiri qabatay noqosho. Tus. “Cali waa biirooday”.
biirqool [m.l]
Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro.
biirqool [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-oolay, -ooshay)
Qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo baxsho, hab gaar ah xarig ugu xirxirid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg