biirsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Wax biiray noqosho.
biirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax biiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biirsan ↴
biirsamid [m.f.dh]
eeg biirsan¹.
biirsanaan [m.f.dh]
eeg biirsan². ld biirsanaansho.
biirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld biirsanaan.
gundhigo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-gtay, -gatay)
Wax la biirsanayo ama la taransanayo intii ugu horreysey billaabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg