biish-bishiish
(m.l) (-sho, m.dh)ld shiish-bibanji.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biish-bishiish ↴
banji-bishiish [m.l] (-shyo, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld biish-bishiish, shiish-bibanji, shiish-bibiish.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg