Site icon Qaamuus

ereyga

Biito

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciyaar-carruureed fadhiga lagu dheelo, oo inta lugaha la fidiyo, wax la tiriyo oo qofka ay tiradaasi ku dhammaato lugihiisa mid laabo; guunguun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biito


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version