bijaamo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Isku joog ka kooban surwaal iyo shaati ka samaysan dhar jilicsan oo la gashado marka la seexanayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bijaamo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg