Bikilan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)Weel wax buuxsamay noqosho.
Bikilan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Weel wax la bikilay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bikilan ↴
bikilmid | bikilnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg