Bil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Laba iyo tobanka qaybood ee sanadka middood oo ah sagaal iyo labaatan ama soddon beri. 2. Marka dayaxu aanu dhammays ahayn. 3. Calaamad qaab dayax billow ah u eg oo xoolaha lagu sunto. 4. Bisha cas: urur caalami ah, oo dalal islaanku maalgeliyaan oo u qeybsan daryeelka ama samafalka dadka oo ay astaan u tahay dayax billaw ah oo cas.
Bil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:(bilay, bishay) 1. Wax kor u qaadid iyadoo madaxa laga sara mariyo. 2. Wax, wax qurxoon ka dhigid.
Gibil*
Jawi
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
bilis*
Dumar ama haween
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bil ↴
ebi | da' | daabad | qaabbil | qaabbil | saa | saabbilaash | qaabbilaad | qaabbilid | waa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg