Site icon Qaamuus

ereyga

bilaabasho
(m.f.dh)

eeg bilaabo. ld billaabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilaabasho

afbilaabasho [m.f.dh]
eeg afbilaabo.

beri [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.

billaabasho [m.dh]
ld bilaabasho.

dillaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Wax jeexmid, qarxid. 2. Ciid, dagaal, iwm bilaabasho. 3. Wax beryid.

kiilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
1. Wax cabbirasho; miisaamid. 2. Ciyaar turub bilaabasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version