Site icon Qaamuus

ereyga

bilaabid
(m.f.dh)

eeg bilow². ld billaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilaabid

caajis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabasho bilaabid; soo tabaryarayn. ld cajis². cajis

oksiin [m.dh] (-no, m.dh)
(baay.) Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.

amaamud [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Hanti, aqal iwm unkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.

ambaqaad [m.l]
Billowga arrin ama dood taagan; meel ka qaadid, ka bilaabid. ld ambaqaadid.

ambaqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Ka a.: arrin ama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.

asaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax cusub oo la sameynayo bilaabid. ld aasaas².

billaabid [m.dh]
ld bilaabid.

cagaari [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax cagaar ka dhigid. 2. (f.mg) Caano la lulayo dhibcihii ugu horreeyey oo subagga ahaa bilaabid.

dhaqaaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax taagnaa socod bilaabid. 2. Subag, xayr iwm dhalaalid. 3. Ku d.: Hawl iwm wax ka qabashadeeda bilaabid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version