bilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la bilay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilan ↴
bilbilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la bilbilay ahaansho.
bilnaan [m.f.dh]
eeg bilan. ld bilnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg