Site icon Qaamuus

ereyga

Bilbil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo. 2. Nin gabdhaha taataabta. 3. ld bilbilid.

Bilbil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin. 2. Gabar taabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilbil

biif-abaar | biifane | bilbilan | bilbilasho | bilbilid | bilbilnaan | bilbilnaansho | bilbilo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version