Bilbilo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan. 2. Muuqaal qurux badan.
Bilbilo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)Meel biyo ku rusheysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilbilo ↴
bilbilasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg