Site icon Qaamuus

ereyga

Bilcil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(bilcil/-llo, m.dh) Geedaha waaweyn oo daawada leh nooc ka mid ah oo leh laamo kala baxsan, qodxo yaryar oo qaroofan, caleemo yaryar iyo mayrax rarada laga sameysto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilcil

sogsog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version