Bilisee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)1. Bilis ka dhigid; xorayn. 2. Gudid (gabar).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilisee ↴
bilisayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg