Site icon Qaamuus

ereyga

Billaa

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga billaa

ebi | saa | waa | saanqaad | ulaysi-dagiiran | unko | waagii macdanka | acuudu-billaahi | ambabbax | armaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version