Site icon Qaamuus

ereyga

birdanab
(m.dh)

Bir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho waxay ku dhacdana disha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birdanab

danab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Biriq. 2. Birdanab. 3. Qof ama wax dadka soo jiita.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version