Site icon Qaamuus

ereyga

birdhig
(m.l)

ld birdhigid.

birdhig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birdhig

birdhigid [m.f.dh]
eeg birdhig². ld birdhig¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version