Biree
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)1. Nafley dhuunta iyo halbowlayaasha mindi ugu goyn. 2. Neef la qalanayo si sharciga waafaqsan dhuunta iyo halbowlahayaasha mindi ugu goyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biree ↴
birayn | bireeris | dhabbabireed | gowrac | sibiree | silikeyt |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg