Biriir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo'ah oo midab aan caddaan ahayn leh. 2. Caro ama naxdin laga dareemo qofka wejigiisa. ld bariir.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biriir ↴
bariir | biriiri | biriirin | biriiris | biriirix | biriirixid | biriiryaabid | biriiryow | biriiryow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg