Birimbirqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Boodbood iyo durduro ay sameeyaan weylaha; naylaha, waxaraha iwm marka ay barwaaqeysanyihiin. ld birimbirqayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birimbirqo ↴
birimbirqayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg