biriq
(m.dh)Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq.
biriq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rqay, -riqday; -rqi)Iftiin yar oo muuqday dhaqso u qarsoomid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biriq ↴
birqid [m.f.dh]
eeg biriq².
danab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Biriq. 2. Birdanab. 3. Qof ama wax dadka soo jiita.
hanqar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Onkod, gugac. 2. Qarax, biriq.
ilbiriqsi [m.l] (-iyo, m.dh)
Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.
ilbiriqsi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. (fiis.) Halbeeg cabbiraadeed oo waqti oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo. 2. (juqr.) Halbeeg cabbiraaddeed oo lool iyo dhig oo la eg hal-lixdaneed daqiiqo.
wiriq [m.dh]
1. Halaq aan wax qaniinin. 2. ld biriq¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg